Agaasimaha guud

Agaasimaha Guud Ee Wasaaradda Kalluumaysiga Iyo Khayraadka Badda Muddane Liibaan Maxamuud Diiriye  ayaa Maanta Kullan Is barasho Iyo Xog Waraysi Ah La yeeshay Qaar Kamid ah Waax-yaha Wasaaradda.