Hadii aad aragto wax tacadi ah oo loo gaysanayo kalluumaysata waxaad noogu iman kartaa wasaaradda Kalluumaysiga iyo khayraadka badda mahadsanid