Agaasimaha Guud ee Wasaaradda Kalluumaysiga Iyo Horumarinta Xeebaha Jsl Mudane Meecaad Cabdilaahi Diiriye Ayaa Shir Gudoomiyay


Agaasimaha Guud ee Wasaaradda Kalluumaysiga Iyo Horumarinta Xeebaha Jsl Mudane Meecaad Cabdilaahi Diiriye Ayaa Shir Gudoomiyay Shirka Todobaadlaha ah ee Wasaaradda Kalluumaysiga Iyo Horumarinta Xeebaha Somaliland
Shirkan ayaa Warbixino Lagaga Dhagaystay La Taliyayaasha Wasaaradda, Agaasime Waaxeeda Iyo Xafiisyadda Wasaaradda Warbixinadaas oo Ku Aadan Hawlaha Shaqo ee Wasaaradda U Qabsoomay Todobaadkii Lasoo Dhaafay Iyo Sidoo Kale Qorshayaasha Todobaadka Soo Socda
Waxa Xusid Mudan In Warbixino Muhiim u ah Habsami U Socodka Shaqo ee Wasaaradda Shirka Laga Soo Jeediyay
Agaasimaha Guud oo Kulanka Soo Xidhay Ayaa Ku Dheeraaday Ahmiyada Shirkani U Leeyahay Wasaaradda Isagoo Ku Booriyay Madaxda Kala Duwan ee Wasaaradda Inay Halkaas Kasii Wadaan Dedaaladda Loogu Jiro Sidii Wasaaraddu U Gudan Lahayd Hawlaha Ay Qaranka U Hayso





+14


All reactions:
77