Agaasimaha Guud ee Wasaraadda Kalluumaysiga Iyo Horumarinta Xeebaha jsl Mudane Meecaad Cabdilaahi Diiriye ayaa maanta Shir gudoomiyay Shirka Todobaadlaha ah ee Agaasime Waaxeedada.............

Agaasimaha Guud ee Wasaraadda Kalluumaysiga Iyo Horumarinta Xeebaha jsl Mudane Meecaad Cabdilaahi Diiriye ayaa maanta Shir gudoomiyay Shirka Todobaadlaha ah ee Agaasime Waaxeedada Wasaaradda Kaluumaysiga Iyo Horumarinta Xeebaha
Shirka oo ay kasoo Qayb galeen Dhamaan Agaasimayaasha Waaxaha ee Wasaaraddu Ayaa Lagu Ansixiyay Qorshaha Sanadka 2024 ee Wasaaradda Kaluumaysiga Iyo Horumarinta Xeebaha jsl Ku Shaqaynayso
Iyadoo ugu Dambayntiina Agaasimuhu Kula Dardaarmay Agaasimyaasha Waaxaha ee Wasaarada Sidii Ay Waax Waliba Xooga U Saari Lahayd Qorshaheeda Sanadka ee la ansixiyay