Wasaaradda Kalluumaysiga iyo Horumarinta Xeebaha Jsl Ayaa Soo Qaban qabisay Aqoon Iswaydaarsi Ku Saabsan Tayaynta Shaqaalaha kaas oo socon doon muddo laba cisho ah.

Wasaaradda Kalluumaysiga iyo Horumarinta Xeebaha Jsl Ayaa Soo Qaban qabisay Aqoon Iswaydaarsi Ku Saabsan Tayaynta Shaqaalaha kaas oo socon doon muddo laba cisho ah.
Aqoon Iswaydaarsigan oo uu Bixinaysay Xarunta Central For Natural Resource & enviromental Research ayaa lagu qabtay Carro Edeg Hotel
Ugu horayn waxa kulanka furay Agaasimaha Guud ee Wasaaradda Kalluumaysiga iyo Horumarinta Xeebaha Mudane Meecaad Cabdilahi Diiriye isagoo ku dheeraaday ahmiyadda tobobarkani u leeyahay shaqaalaha wasaaradda iyo hawlaha ay gacanta ku hayaan