Wasiirka Wasaaradda Kalluumaysiga Iyo Horumarinta Xeebaha Jsl Maxamuud Warsame Jaamac ayaa Mashruuca Sdf Kala Wareegay Gaadiid
Munaasibadda ayaa Ka Dhacday Xarunta Wasaaradda Qorshaynta Qaranka Somaliland waxaana kasoo qayb galay wasiiradda Qorshaynta, Kalluumaysiga, Xanaanadda Xoolaha Iyo Beeraha
May be an image of text