Wasiirka Kalluumaysiga Iyo Horumarinta Xeebaha Somaliland oo Xilkii La Wareegay

Wasiirka Cusub ee Wasaaradda Wasaarada Kallumaysiga Iyo Horumarinta Xeebaha JSL Mudane Maxamuud Warsame Jaamac ayaa Xilkii Kala Wareegay Wasiirkii Hore ee Kalluumaysiga Iyo Horumarinta Xeebaha Mudane Raabi Cabdi Maxamed.
Munaasibadda Ayaa Ka Dhacday Hoolka Haayadda Shaqaalaha Dawladda ee Hargeysa