
wasiirka wasaarada kalluumaysiga ayaa maanta gaadhi kala wareegay haayada FAO
Wasiirka Wasaaradda Kaluumaysoga Iyo Khayraadka Badda JSL Muddane Cali Jaamac Faarax buureed ayaa maanta Kullan Balaadhan La Qaatay Masuuliyiinta Sar Sare Ee Haayada FOA Kullan kan Oo Lagaga Wada Hadlay Sidii Loo Horumarin alahaa Kalluumaysatada Dalka .Wasiirka Wasaarada Kalluumaysiga Ayaa ugu Dambayn Haayada FOA kala Wareegay Gaadhi Nooca Waawayn Ee Kalluunka U Kala Gobolada.