Wasiirka Wasaaradda Kalluumaysiga Iyo Horumarinta Xeebaha Jsl Ayaa Kormeeray Xafiiska Wasaaraddu Ku Leedahay Gobolka Sanaag Magaaladd Ceerigaabo Isagoo halkaas Kulan Kula Qaatay Isuduwaha Wasaaradda Kalluumaysiga Gobolka Sanaag Iyo Qaar Kamida Shaqaalaha Ku Qoran Xarunta Wasaaradda ee Gobolka Sanaag
Wasiirka Ayaa Niyad Wanaag U Muujiyay Shaqaalihii Uu La Kulmay