wasiirka wasaaradda kalluumaysiga iyo khayraadka badda ayaa haayada FAO kala wareegay gaadiid

Wasiirka Wasaaradda Kalluumaysiga Iyo Khayraadka Badda Muddane Cali Jamaac Faarax [Buureed] Oo Uu Weheliyo Wasiir ku-Xigeenka Wasaaradda Kalluumaysiga Aqoon Yahan Sharmaake Cabdi Muuse Ayaa maanta Laba Gaadhi Kala wareegay Haayadda FAO