Wasiirka Wasaaradda Kalluumaysiga oo Ka Qayb Galay Furitaanka Suuqa Hadhwanaag Mall


Wasiirka Wasaarada Kallumaysiga Iyo Horumarinta Xeebaha JSL Mudane Maxamuud Warsame Jaamac ayaa Ka Qayb Galay Munaasibad Loo Qabtay Suug Ganacsi oo Lagu Soo Kordhiyay Suuqa Wayn ee Magaaladda Hargeysa ee Waaheen
Suuqan oo Layidhaa Hadhwanaag Shopping Center oo Galabta Madaxwaynaha Jamhuuriyadda Somaliland Mudane Muuse Biixi Cabdi Xadhiga Ka Jaray ayuu Khudbad Bogaadin Iyo Duco Ku Saabsan uu Ka jeediyay Wasiirka Wasaaradda Kalluumaysiga Iyo Horumarinta Xeebaha Jsl
Wasiirka ayaa Bogaadiyay Ganacsadaha Suuqan Soo Kordhiyay Isagoo Sheegay In Suuqani Wax Badan Ka Tari Doono Horumarinta Ganacsiga ee Dalka
Wasiirka ayaa ugu Dambayntii U Duceeyay Ganacsadaha Suuqan Soo Kordhiyay





+5



All reactions:
1111