Wefti Ka Kooban Wasiirada Wasaaradaha Kalluumaysiga iyo Horumarinta Xeebaha oo Gaadhay Gobolka Sanaag

Wefti Ka Kooban Wasiirada Wasaaradaha Kalluumaysiga iyo Horumarinta Xeebaha Mudane Maxamuud Warsame Jaamac Iyo Wasiirka Caafimaadka Mudane Xasan Maxamed Gaafaadhi oo ay Weheliyaan Maamulka Gobolka Sanaag Maayarka Degmada Ceerigaabo iyo Masuuliyiin Kale ayaa gaadhay Degmada Maydh
Safarka Masuuliyiintan ayaa Salka Ku haya Xoojinta iyo adkaynta Nabad-gelyada Deegaanadaaasi oo Maalmihii u danbeeyey ay Ka jirtay shaqaaqooyin dhex maray Dadka Deegaankaasi.