Ansaxinta xeerka kalluumaysiga

???????????????????????????????????? ???????????????????????? ????????????????????????????????????????????????????:
Fadhigii 39-aad Ee Shirka Golaha Wasiirrada JSL oo uu Shir gudoominayey Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland Mudane Cabdiraxmaan Maxamed Cabdilaahi ayaa lagu ansixiyey Xeerka Kalluumaysiga JSL, kaasi oo noqonaya Xeerkii 6-aad ee ay Ansixiyaan Golaha Wasiirradu muddadii ay jirtay Xukuumadda Wadajir iyo Wax-Qabad.
Ugu dambayn Madaxweynaha ayaa Xeerkan geliyay cod gacan taag ah. Golaha waxa fadhiyey 39xubnood oo ka tirsan Golaha Wasiirrada; 37 Xubnood ayaa u codeeyey Xeerka, hal xubin ayaa diiday, halka hal xubina uu ka aamusa