wasiir ku xigeenka kalluumaysiga oo soo Dhaweeyey Wafti Balaadhan Oo Ka Socday Dalka Yeman

Wasiir Ku Xigeenka Wasaaradda Kalluumaysiga Iyo Khayraadka Badda Mudane Sharmaake Cabdi Muuse Oo Ay Weheliyaan Agaasimayaasha Guud Ee Kalluumaysiga Iyo Arimaha Dibada Ayaa Madaarka Egal Internatiol Airport Ee Magaaladda Hargaysa  Si Wada Jir Ah ugu soo Dhaweeyey Wafti Balaadhan Oo Ka Socday Dalka Yeman Oo Uu Hogaaminayo Wasiir Ku-Xigeenka Kalluumaysiga Ee Dalka Yeman