Isuduwaha Wasaarada Kaluumaysiga iyo khayraadka badda iyo shaqaalaha wasaaradda ayaa kormeer lagu dar-dar galinaayo shaqada wasaaradda ku soo maray ganacsatada Kalluunka ee Boorama.