
Agaasimaha Guud Ee Wasaaradda Kaluumaysiga iyo Khayraadka bada JSL Muddane Liibaan Maxamuud Diiriye ayaa.......
Agaasimaha Guud Ee Wasaaradda Kaluumaysiga iyo Khayraadka bada JSLMuddane Liibaan Maxamuud Diiriye ayaa Kooxo u kala dirtay qaybo ka mid ah xeebaha Somaliland si ay u soo Diwaangaliyaan Gaadiidka Badda Iyo Kallumaysayada .