Isuduwahaa wasaarada kalluumaysiga iyo khayraadka badda Muddane Maxamed Xuseen Xassan Bidhiid Oo Ay Weheliyaan Shaqale Waynaha wasaarada Kalluumaysiga Ee Gobolka Awdal Ayaa Maanta Si Wayn Uga Dhex Muqday Soo Dhawaynta Madaxwaynah JSL Muddane Dr Cabdiraxmaan Maxamed Cabdilaahi cirro Ee Magaaladda Boorama