madaxweynaha soomaliland mudane: C.raxmaan Maxamed Cabdilahi.....


madaxweynaha somaliland mudane cabdiraxmaan maxamed Cabdilahi ayaa maanta waxa uu la kulmay sheekh mohamed Bin rashiid Al maktoum oo ah madaxweyne ku xigeenka iyo raysal wasaaraha dalka imaaraadka carabta isla markaana ah amiirka mandaqada Dubai. 
sidoo kale madaxweynaha JSLyaa la kulmay sheekh mansouri Bin Zayid Bin Suldan Al Nahyam oo ah madaxweyne ku xigeenka iyo raysal wasaaraha dalkaas, isla markaana ah wasiirka arimaha madaxtooyada ee dalka isku taga imaaraadka carabta.  sida lagu sheegay warsaxaafadeed ka soo baxay madaxtooyada somaliland.