Wasiirka Wasaaradda Kaluumaysoga Iyo Khayraadka Badda JSL Muddane Cali Jaamac Faarax buureed ayaa maanta Kullan Balaadhan La Qaatay Masuuliyiinta Sar Sare Ee Haayada FOA Kullan kan Oo Lagaga Wada Hadlay Sidii Loo Horumarin alahaa Kalluumaysatada Dalka .
Wasiirka Wasaarada Kalluumaysiga Ayaa ugu Dambayn Haayada FOA kala Wareegay Gaadhi Nooca Waawayn Ee Kalluunka U Kala Gobolada.

Read More
Jul 17, 2025
Shaacinta Qorshaha Istaraatijiiyadeed Ee Shanta Sano Ee Wasaaradda Kaluumeysiga Iyo Khayraadka Badda Ee Jamhuuriyadda Somaliland
Shaacinta Qorshaha Istaraatijiiyadeed Ee Shanta Sano Ee Wasaaradda Kaluumeysiga ...