Wasiirka wasaarada Wasaaradda Kalluumaysiga iyo khayraadka Badda Muddane Cali Jaamc Faarax Buureed Iyo Agaasimaha Guud Ee Wasaaradda Kalluumaysiga Iyo Khayraadka Badda muddane Liibaan maxamuud Diiriye Ayaa maanta Tababar Uso Xidhay Qaar Ka Mid Ah Shaqaalaha Wasaaradda Tababarkan Oo muddo Muddo 3 Cisho Ah Uga Soconayey Hotel Imperial Ee Magaaladda Hargaeisa