Tababarka shaqaalaha kalluumaysiga

Agaasimaha Guud ee Wasaaradda Kaluumaysiga Iyo Khayraadka Bada Mudane Liiban maxaamuud Diiriye Ayaa Tababr u furay Qaar Ka Mid Ah Shaqaalaha Wasaarada.