
Wasiir ku-xigeenka wasaarada kalluumaysiga iyo khayraadka badda ayaa kala wareegay agab haayada World vision
Wasiir Ku-Xigeenka Wasaaradda Kalluumaysiga iyo Khayraadka Baddamuddane Sharmaake Cabdi Muuse oo ay Weheliyaan Maamulka Gobolka Saaxil ayaa Agab Kala Wareegay Hay’adda World Vision.