Wasiir Ku xigeenka Wasaaradda Kalluumaysiga iyo Horumarinta Khayraadka Badda Aqoon Yahan Sharmaake Cabdi Muuse ayaa.......
Wasiir Ku xigeenka Wasaaradda Kalluumaysiga iyo Horumarinta Khayraadka Badda Aqoon Yahan Sharmaake Cabdi Muuse ayaa maanta Kalumaysatada Magaalda Berbera u daahfuray tababar ku saabsan fayadhowrka iyo hababka casriga ah ee loo Kallumaysto